Ma ku marin Habaabisay ama Waxyeelo ma kuu Geystay Rugta Xasaradaha Uurku  [Crisis Pregnancy Center (CPC)]?

Ma ku marin Habaabisay ama Waxyeelo ma kuu Geystay Rugta Xasaradaha Uurku [Crisis Pregnancy Center (CPC)]?

Ma dareentaa raaxo-darro ama gargaar la’aan xilliga u booqashada rugta caafimaad uur? Waxaa laga yaabaa inaad tagtay Rugta Xasaradaha Uurka [Crisis Pregnancy Center (CPC)]

How We Make Change

Rugaha Xasaradaha Uurku [Crisis Pregnancy Centers (CPCs)] waxay badanaa sheegtaan inay bixiyaan adeegyo la xiriira uurka laakiin dhabdhaqankoodu waxaa dhici karta inuu kaaga tago raaxo-darro, gargaar la’aan, ama xataa lagu marin habaabiyo. Rugahaasi inta badan ma aha rugo caafimaadka taranka bixiya, waxaana dhici karta inay qariyaan akhbaar lama huraan ah, ku marin habaabiyaan, ama xataa waxyeelo kuu geystaan.

Waxa aad u baahan inaad ogoaato ee ku saabsan rugaha CPCs:

  • Rugta CPC badanaa uma shaqeeyaan daryeel-bixiyaal shati leh oo qaabilsan caafimaadka taranka.
  • Ma bixiyaan akhbaar kumana sheegaan ilmo-iska soo ridid, waxaana laga yaabaa inay bixiyaan akhbaar marin habaabin ah oo ku saabsan ilmo-iska soo ridida, uur ilaalin, iyo waxyaabo kale oo daryeelo caafimaad ah oo la kala dooran karo.
  • Shaqaale aan shatiga lahayni waxaa laga yaabaa inay daryeelkaaga ku lug leeyihiin, uusa qaban sharciga HIPAA iyo sharciyo kale oo ku saabsan xog xafidida.
  • Qaar ka mid ah rugaha CPCs waxa ay xayeysiiyaan habab aan la xaqiijin khatarna keeni kara sidda “kiniiniga dib u celinta ilmo iska soo ridida.”

Haddii ay been kuu sheegtay ama waxyeeo kuu geystay rugta CPC, waxa aad haysataa waxyaabo aad kala dooran karto:

Ka codso gargaarka dhanka sharciga ah halkan

Wadaag sheekadaadda

Wax badan ka Ogow Rugaha CPCs iyo Sidda ay u Shaqeeyaan:

Khayraadyo Kale:

Waxa aad u qalantaa inaad hesho akhbaar sugan iyo daryeel naxariis leh.

You Can Help.
Donate

With your financial support, Gender Justice can continue to fight hard for our clients and push the laws forward in our legislature. Be there with us as we work to bring about big, systemic change. Give today.